WAR-03/08/2022-Wednesday: Shirkadda weyn ee Amazon ayaa ku dhawaaqday arrin argagax gelisay shariikadaha waaweyn ee dhinaca maaliyadda iyo lacagaha ka ganacsada. Milkiilaha shirkadda Amazon Jeff Bezos kana mid ah maal-qabeenada ugu hantida badan caalamka, ayaa shaaca ka qaaday in shirkadiisu ay bilowday ka ganacsiga iyo ged-gedinta lacagta digitalka ah ee Bitcoin, […]
Category: NEWS
Mareykanka oo dilay hogaamiyihii Al-Qaacida:
WAR-Talaado,02/08/2022-Mareykanka ayaa sheegay in uu dilay Ayman-Al Zawahiri, oo ahaa hoggaamiyaha ururka Al-Qaacida. Madaxweyne Biden-Ka Mareykanka ayaa sheegay in ay Al-Zawahiri ku dileen gudaha Afgaanistaan iyagoo adeegsanaya diyaaradaha aanu duuliyuhu wadin. Al Zawahiri ayaa Ka mid ahaa ragga ay sida weyn u doondoonayeen Mareykanku, in mudda ahba. Heybad Media Birmingham, […]
Qalalaasaha Siri-Lanka:
Dibadbaxayaal careysan ayaa gudaha u galay aqalka madaxtooyada ee looga arrimiyo dalkaasi, ee magaalada Kolombo. Dadka careysan ayaa la wareegay dhamaanba xafiisyada maamulka madaxtooyada waxeyna dalbanayaan in uu is casilo madaxweyne Gotabaya Rajapaksa. Qalaalaase siyaasadeed oo dad ku dhintay ayaa bilahaan dambaba Ka taagnaa dalkaasi, waxaana uu dalku galay xaalad […]
Turkiga oo badalay sida loo qoro magaciisa:
WAR-02/06/2022-Turkey- Madaxweynaha Turkiga Erdogan, ayaa amar ku bixiyey in la badalo sida dunidu iminka u qorto magaca wadankiisa, loona qoro sida taariikhiga ah ee dalkaasi magaciisa loo qoro ama loona qori jiray. Arrintaan oo baarlamaanka Turkigu ansixiyey, ayaa hadda wixii ka dambeeya wuxuu noqonayaa qorista magaca wadanku, Turkiya, halkii uu […]
Veruska sababa xanuunka dabeysha oo laga dhex helay Biyaha:
WAR 23/06/2022 Khamiis: Verus-ka keena xanuunka dabeysha (Poliomyelitis) ayaa laga dhex helay dhuumaha qaada biyaha ee dalkan UK. Ka dib markii la arkay in ay soo badanayaan, caruurta yar-yar ee xanuunku ku dhacayo, iyadoo horeyna looga cirib-tiray wadanka, ayaa baaritaan la sameeyey lagu ogaaday, in xanuunku uu soo noqonayo. Polio […]
Sicir-kororka UK oo gaaray halkii ugu sareysay ee muddo 40 sanno ah:
WAR-22/06/2022-Arbaco-UK: Waxaa aad u kordhaya sicirka UK oo tagay meel aad u sareysa. 9.1% ayuu kor u kacay sicir-bararku taasoo ka dhigtay nolosha dadka caadiga ah, mid aad i adag. Dowlada ayaa indha oo dhami wada eegayaan, iyaduna waxeey sheegtay in ay adeegsaneyso, wax kasta oo karaan keeda ah, oo […]
Maadada Kimistari ee imtixaanka GCSE ee UK oo Snapchat lagu beeciyey:
WAR-22/06/2022-Arbaco-UK: Iyadoo lagu jiro xilliga Imtixaanaadka ee ardayda dalkaan UK, ayaa waxaa baraha bulshada lagu faafiyey, imtixaanka maadada Kimistariga ee dugsiyada sare ‘GCSE’ oo iib ah. Laba maalmood ka hor uun beey ahayd, markii ay soo baxeen warar sheegaya in imtixaanaadka A-levelka ee laga qaado caruurta collage-ka ka gudbeysa una […]
Somaliya, waxaa ku habsatay abaar aad u daran:
WAR-22/06/2022-Arbaco: Warbixin uu daabacay The Guardian ayaa lagu sheegay in sarkaal u hadlay Qaramada Midoobey uu sheegay, in abaaraha Soomaaliya ka jira wax looga qaban karo, gargaar aad iyo aad u ballaran oo misna aan lala raagin. Wakiilka ayaa intaa ku daray in ay arkayaan caruur u geeriyooneysa dacdarro, gaajo […]
Monkey-Box oo ilaa iyo 20 qof laga helay:
(WAR) 21/05/2022-Sabti-UK-Wadankan boqortooyooyinka Midoobay ayaa waxaa soo gaaray xanuunka Monkey Box, oo ah nooc ka mid ah noocyada xanuunka bahda ‘BOX’. Waaxda Caafimaadka iyo la socoshada cudurada faafa ee UK ayaa xaqiijineysa, in Monkey-Box ay tahay iminka in laga taxadaro, waxeyna sheegeen, in uu yahay xanuun laga qaado taabashada, u […]
Madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo geeriyooday.
(WAR)13/05/2022-Dubai UAE-Waxaa goor dhow geeriyooday, madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-Nahyan. Sheekh Khalifa oo ahaa 73-jir, waxaa geeridiisa shaaca ka qaaday, madaxtooyada UAE, waxeeyna ku dhawaaqeen, 40 maalmood oo loo baroor-diiqayo geerida madaxweynaha, calanka wadankana hoos loo dajinayo, halka shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka loo […]