(WAR)-20/03/2022-Axad-UK-Ra’iisulwasaaraha Britian Boris Johnson, ayaa dhaleeceyn badan wajahaya, ka dib markii uu is bar-bar dhigay, dadka reer Ukreyn oo daggalladu ku dul socdaan iyo dadka reer Britian ee u codeeyey in UK ka baxdo Midowga Yurub. Khudbad uu jeediyey ayuu ku sheegay in Biritish-ku yihiin sidii Yukreyniyiinta oo kale, oo […]
Category: HOME
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo xabsi lagu xukumay:
1st of March, 2021-(AP)- Nicolas Sarkozy ayaa dacwad lagu qaaday lagu helay, in uu musuq ku kacay intii uu xilka haayey, waxaana maxkamad dalkaasi ku taala ku xukuntay xabsi. Sarkozy oo dalka Faransiiska madaxweyne ka ahaa, intii u dhaxeysay sanadkii 2007-dii ilaa iyo 2012-kii ayaa lagu helay in uu xaakin […]
Inna subag baa dilay, inta kalena saxariir
Cinwaanka kor ku xusan ma cusba, oo hore ayaan u qoray maqaal uu hordhac u yahay, wuxuuna ku soo baxay maqaalkaasi wargeyskii QARAN PRESS oo Muqdisho lagu daabici jiray waayadii dagaallada sokeeye ay halakeeyeen magalaada iyo dadkeedaba,kaasoo ay ku loolamayeen hogaamiye kooxeedyo kursiga u hamuun qaba. Xilligaas waxaan maqaalkeyga kaga […]