Cinwaanka kor ku xusan ma cusba, oo hore ayaan u qoray maqaal uu hordhac u yahay, wuxuuna ku soo baxay maqaalkaasi wargeyskii QARAN PRESS oo Muqdisho lagu daabici jiray waayadii dagaallada sokeeye ay halakeeyeen magalaada iyo dadkeedaba,kaasoo ay ku loolamayeen hogaamiye kooxeedyo kursiga u hamuun qaba. Xilligaas waxaan maqaalkeyga kaga […]
Category: ARTICLES
NOLOSHII FILIMADA (Qeybta 1-aad)
NOLOSHII FILIMADA DIIRIYE & DIIDAN: Weey cas tahay weyna ciddiyo dheer tahay, weey caaboon tahay hadana caajis baa meel dhigtay, maalintii ugu yaraan konton teleefoon beey ka jawaabtaa, ganacsade xoolo dhoofiya oo xilligii xajka jooga waa ka mashquul badan tahay, hadana beesateyn kuma soo […]