Advertisements WAR-02/06/2022-Turkey- Madaxweynaha Turkiga Erdogan, ayaa amar ku bixiyey in la badalo sida dunidu iminka u qorto magaca wadankiisa, loona qoro sida taariikhiga ah ee dalkaasi magaciisa loo qoro ama loona qori jiray. Arrintaan oo baarlamaanka Turkigu ansixiyey, ayaa hadda wixii ka dambeeya wuxuu noqonayaa qorista magaca wadanku, Turkiya, halkii […]
Author: Heybad Media-TV/Radio/Web
Veruska sababa xanuunka dabeysha oo laga dhex helay Biyaha:
Advertisements WAR 23/06/2022 Khamiis: Verus-ka keena xanuunka dabeysha (Poliomyelitis) ayaa laga dhex helay dhuumaha qaada biyaha ee dalkan UK. Ka dib markii la arkay in ay soo badanayaan, caruurta yar-yar ee xanuunku ku dhacayo, iyadoo horeyna looga cirib-tiray wadanka, ayaa baaritaan la sameeyey lagu ogaaday, in xanuunku uu soo noqonayo. […]
Sicir-kororka UK oo gaaray halkii ugu sareysay ee muddo 40 sanno ah:
Advertisements WAR-22/06/2022-Arbaco-UK: Waxaa aad u kordhaya sicirka UK oo tagay meel aad u sareysa. 9.1% ayuu kor u kacay sicir-bararku taasoo ka dhigtay nolosha dadka caadiga ah, mid aad i adag. Dowlada ayaa indha oo dhami wada eegayaan, iyaduna waxeey sheegtay in ay adeegsaneyso, wax kasta oo karaan keeda ah, […]
Maadada Kimistari ee imtixaanka GCSE ee UK oo Snapchat lagu beeciyey:
Advertisements WAR-22/06/2022-Arbaco-UK: Iyadoo lagu jiro xilliga Imtixaanaadka ee ardayda dalkaan UK, ayaa waxaa baraha bulshada lagu faafiyey, imtixaanka maadada Kimistariga ee dugsiyada sare ‘GCSE’ oo iib ah. Laba maalmood ka hor uun beey ahayd, markii ay soo baxeen warar sheegaya in imtixaanaadka A-levelka ee laga qaado caruurta collage-ka ka gudbeysa […]
Somaliya, waxaa ku habsatay abaar aad u daran:
Advertisements WAR-22/06/2022-Arbaco: Warbixin uu daabacay The Guardian ayaa lagu sheegay in sarkaal u hadlay Qaramada Midoobey uu sheegay, in abaaraha Soomaaliya ka jira wax looga qaban karo, gargaar aad iyo aad u ballaran oo misna aan lala raagin. Wakiilka ayaa intaa ku daray in ay arkayaan caruur u geeriyooneysa dacdarro, […]
Monkey-Box oo ilaa iyo 20 qof laga helay:
Advertisements (WAR) 21/05/2022-Sabti-UK-Wadankan boqortooyooyinka Midoobay ayaa waxaa soo gaaray xanuunka Monkey Box, oo ah nooc ka mid ah noocyada xanuunka bahda ‘BOX’. Waaxda Caafimaadka iyo la socoshada cudurada faafa ee UK ayaa xaqiijineysa, in Monkey-Box ay tahay iminka in laga taxadaro, waxeyna sheegeen, in uu yahay xanuun laga qaado taabashada, […]
Madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo geeriyooday.
Advertisements (WAR)13/05/2022-Dubai UAE-Waxaa goor dhow geeriyooday, madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-Nahyan. Sheekh Khalifa oo ahaa 73-jir, waxaa geeridiisa shaaca ka qaaday, madaxtooyada UAE, waxeeyna ku dhawaaqeen, 40 maalmood oo loo baroor-diiqayo geerida madaxweynaha, calanka wadankana hoos loo dajinayo, halka shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka […]
UN: Heshiiska qaxootiga ee dhex maray UK iyo Ruwanda lama aqbali karo:
Advertisements (WAR) Sabti 16/04/2022: Jamciyadda Quruumaha ka Dhaxeeysa ayaa si cad u sheegtay, in heshiiska dhex maray dowladaha UK iyo Ruwanda, uu yahay mid sharci-darro ku ah, heshiiska qaxootiga ee dunidu wada gaadhay. Todobaadkaan ayeey Priti Patel, xooghayaha arrimaha gudaha ee UK, heshiis la saxiixday dalka Ruwanda, kaasoo dhigaya in […]
Raisulwasaraha Britian oo mar kale biyo kulul lugaha la galay:
Advertisements (WAR)-20/03/2022-Axad-UK-Ra’iisulwasaaraha Britian Boris Johnson, ayaa dhaleeceyn badan wajahaya, ka dib markii uu is bar-bar dhigay, dadka reer Ukreyn oo daggalladu ku dul socdaan iyo dadka reer Britian ee u codeeyey in UK ka baxdo Midowga Yurub. Khudbad uu jeediyey ayuu ku sheegay in Biritish-ku yihiin sidii Yukreyniyiinta oo kale, […]
Watchdog: booliska Metropolitan weey ceeboobeen.
Advertisements (WAR)-01/02/2022-Talaado-London:- Baaritaan ay sameysay heyadda dusha-kala-socota heyadaha dowliga ah ee WATCHDOG ayeey ku sheegtay in ay ku kaceen falal qeyru-masuulnimo ah, qaar ka mid ah ciidanka booliska Britian ee Metropolitan-ku, falalkaas oo isugu jira: KUFSI-KU-HANJABID, KAFTAN-DHABLE GURRACAN OO KA DHAN AH DADKA YAHUUDDA AH, CUNSURINIMMO, CAY IYO KU TIIQTIIQSI […]