BANGIYADA UK OO BADANKOOD XARUUMAHOODII XIRAY

Baananka UK, ayaa intooda badan albaabada u laabaya, xaruumahoodii, waxeyna dib ugu guranayaan, in ay adeegooda ku soo koobaan, On-line-ka oo qur ah.

Banaanka ugu waaweyn ee ka howlgala UK, sida Barclays, Lloyds, Santander, HSBC, Natwest ayaa ka sii libdhaya wadooyinka waaweyn ee magaalooyinka UK, maalinba qaar baa iridaha loo laabayaa, sababtuna waa in la dhimo shaqaalaha baananka u shaqeeya, lagana faa’iideysto kacaanka cusub ee Tegnooloojiyadda.

Dhanka kale xiristan ayaa ah talaabo lagu ballaarinayo, adeegyada bangiyada ee lagu fuliyo qaabka Online-ka.

Dadka arrimahaan falanqeeya ayaa ku talinaya, haddii bangiyadaan oo lacago badan kaga goosta macaamiishooda, adeegyada ay u qabtaan ay xirayaan xaruumahooda, in ay ka habboon tahay in macaamiishuna ay u wareegaan, banaanka ka adeeg hufan, kana xujo yar marka la furanayo, kulligoodna ah ONLINE, sid Monzo, Revulut, Starling iyo kuwo kale.

Banaankan ONLINE ka oo qur ah ayaa soo badanaya sanadahaan dambe, badankoodna weey ka isticmaal sahlan yihiin, kana dhib yar yihiin, kuwa waaweyn oo hadda isa soo xiraya, waxeyna bixiyaan adeegyo badna oo isugu jira qaanadaha ganacsiga (Business Accounts), lacagaha la sii isticmalo misna dib laga bixiyo (Credit Cards), deymaha (Loans), iyo qaanadaha joogtada ah (Regular accounts).

Heybad Media

Equipment

Etiam ultricies
Fusce consequat risus

INGREDIENTS

2 Etiam ultricies
4 aliquet vestibulum
1.5 Donec id ornare turpis
0.5 Curabitur posuere
1 fringilla tincidunt
1 Cras dictum posuere
4.5 urna tristique fermentum

To serve
(optional)

Quisque quis urnaw
Curabitur feugiat cursus
libero dignissim

Method

Etiam ultricies aliquet vestibulum. Donec id ornare turpis. Curabitur posuere fringilla tincidunt. Cras dictum posuere urna tristique fermentum. Quisque tristique odio nulla, quis blandit quam varius semper. Etiam sed nulla sit amet arcu posuere sagittis. Nam at vulputate libero. Curabitur ante justo, lobortis sit amet nisl eu, interdum aliquam lorem. In in efficitur quam. Fusce consequat risus eros, non varius nisi placerat vitae. Vivamus molestie molestie euismod.

1) Praesent elementum aliquet diam, in aliquam augue vehicula vel. Donec vestibulum lacus vel ornare fringilla. Aenean sem est, elementum in ornare et, ultrices at lacus. Sed id viverra lacus. Nulla aliquam justo ornare ligula pharetra,

2) sed scelerisque augue mattis. Duis et nibh vitae augue aliquet auctor. In pretium accumsan arcu sed condimentum. Morbi semper malesuada libero. In finibus ac lectus ac maximus. Integer ut purus semper, egestas leo nec,

3) placerat arcu. Duis laoreet ante nec mauris gravida malesuada. Etiam aliquet mi a fringilla condimentum. In risus mi, molestie vitae vestibulum id, ultrices vitae quam.

4) Quisque quis urna vitae tellus cursus lacinia eget malesuada lorem. Duis non scelerisque tellus. Donec tempor dui magna, at elementum libero ornare vel. Sed accumsan aliquam arcu, non aliquam libero porta a. Proin dapibus urna id libero imperdiet scelerisque. Mauris euismod mi a libero dignissim varius. Vestibulum luctus libero sed magna fringilla interdum. Curabitur feugiat cursus dui sit amet pretium. Duis eget posuere dolor. Sed lacinia semper mauris at.

Leave a Reply

%d