WAR (News)-23/11/2023-Khamiis-HeybadMedia:
Magaalada Dublin ee Aerland , ayaa xiisadi ka taagan tahay.
Dibaxyo ay dad careysani dhigeen, ayaa isu badalay shaqaaqo ka dhex dilaacday booliska iyo dadweyne isu soo baxay, taasoo sababtay in dad la qabadsiiyo, bus laba-dabaqle ah iyo gaari boolis.
Xiisadan ayaa doo bilaabatay Maanta gelinka ii hore, ka dib markii dad midiyo la geliyey.
Caruur ayaa ku jira dadka la dhaawacay.
Booliska ayaa isku dayaya in ay xiisadda dajiyaan.
Saddex caruur ah ayaa lagu Midiyeeyey meel iskuul agtiis ah , taasoo iyana dhalisay in uu dilaaco banaanbax sy dhigayaan, qolyaha dhanka midig ka soo jeedda.
Heybad Media.
#Voice_Of_Somalia_In_Exile