Dalka Qadar, oo dhex-dhexaadiye ka ah, heshiiska xabad-joojinta ee u dhaxeeya, Falastiin iyo Israa’iil ayaa goor dhow shaaca ka qaaday, in muddo laba maalmood ah lagu kordhiyey mudada uu heshiisku jirayo.
Qadar, ayaa ku macneysay in ujeedadu tahay in gargaarka bini’aadanimada ee cunnada, biyaha iyo dawada ee Gaza u baahan tahay, la sii gaarsiin karo, dadka u baahan.
Bishii Oktoobar 7-dadeedii ayaa weerar gaadma ah, uu ku qaaday Israiil, Garabka hubeysan ee Falastiiniyiinta ee Xamaas, taas badalkeedana Israa’iil ayaa uga jawaabtay duqeyn ba’an oo ay ku burburisay, inta badan ee Gaza.
Intii xabad-joojintu socotay, Xamas iyo Israa’iil waxeey is dhaafsadeen, dad iyo askar ay kala qabsadeen, inta xiisadu taagneyd.
Dagaalka Israa’iil iyo Falastiin ayaa wuxuu si weyn u kala qeybiyey, dunida inteeda kale, haba ugu darnaatee qaaradda Yurub, oo dibad-baxyo looga soo horjeedo, duqeymaha naxa’riis darrada ah ee Israaiil ka waday Gaza, laga dhigay.
Dalkan Ingriiska ayaa ah dadka dadka ugu badani isku soo baxayeen, dhowr todobaad oo xiriir ah, qaasatan magaalada London.
Heybad Media
INGREDIENTS
2 Etiam ultricies
4 aliquet vestibulum
1.5 Donec id ornare turpis
0.5 Curabitur posuere
1 fringilla tincidunt
1 Cras dictum posuere
4.5 urna tristique fermentum
To serve
(optional)
Quisque quis urnaw
Curabitur feugiat cursus
libero dignissim
Method
Etiam ultricies aliquet vestibulum. Donec id ornare turpis. Curabitur posuere fringilla tincidunt. Cras dictum posuere urna tristique fermentum. Quisque tristique odio nulla, quis blandit quam varius semper. Etiam sed nulla sit amet arcu posuere sagittis. Nam at vulputate libero. Curabitur ante justo, lobortis sit amet nisl eu, interdum aliquam lorem. In in efficitur quam. Fusce consequat risus eros, non varius nisi placerat vitae. Vivamus molestie molestie euismod.

1) Praesent elementum aliquet diam, in aliquam augue vehicula vel. Donec vestibulum lacus vel ornare fringilla. Aenean sem est, elementum in ornare et, ultrices at lacus. Sed id viverra lacus. Nulla aliquam justo ornare ligula pharetra,
2) Sed scelerisque augue mattis. Duis et nibh vitae augue aliquet auctor. In pretium accumsan arcu sed condimentum. Morbi semper malesuada libero. In finibus ac lectus ac maximus. Integer ut purus semper, egestas leo nec,
3) Placerat arcu. Duis laoreet ante nec mauris gravida malesuada. Etiam aliquet mi a fringilla condimentum. In risus mi, molestie vitae vestibulum id, ultrices vitae quam.
4) Quisque quis urna vitae tellus cursus lacinia eget malesuada lorem. Duis non scelerisque tellus. Donec tempor dui magna, at elementum libero ornare vel. Sed accumsan aliquam arcu, non aliquam libero porta a. Proin dapibus urna id libero imperdiet scelerisque. Mauris euismod mi a libero dignissim varius. Vestibulum luctus libero sed magna fringilla interdum. Curabitur feugiat cursus dui sit amet pretium. Duis eget posuere dolor. Sed lacinia semper mauris at.