WAR-Talaado,02/08/2022-Mareykanka ayaa sheegay in uu dilay Ayman-Al Zawahiri, oo ahaa hoggaamiyaha ururka Al-Qaacida.
Madaxweyne Biden-Ka Mareykanka ayaa sheegay in ay Al-Zawahiri ku dileen gudaha Afgaanistaan iyagoo adeegsanaya diyaaradaha aanu duuliyuhu wadin.
Al Zawahiri ayaa Ka mid ahaa ragga ay sida weyn u doondoonayeen Mareykanku, in mudda ahba.
Heybad Media
Birmingham, UK.

About Post Author
Heybad Media-TV/Radio/Web
Comercial, independent, digital media but community purpose based in Birmingham, West Midlands, United Kingdom.