Dibadbaxayaal careysan ayaa gudaha u galay aqalka madaxtooyada ee looga arrimiyo dalkaasi, ee magaalada Kolombo.
Dadka careysan ayaa la wareegay dhamaanba xafiisyada maamulka madaxtooyada waxeyna dalbanayaan in uu is casilo madaxweyne Gotabaya Rajapaksa.
Qalaalaase siyaasadeed oo dad ku dhintay ayaa bilahaan dambaba Ka taagnaa dalkaasi, waxaana uu dalku galay xaalad dhaqaale Tii ugu liidatay oo wadankaasi uu soo maro tan iyo intii ay madaxbanaanida qaateen.
Madaxweyne Gotabaya Rajapaksa, si kasta oo uu xukunka isugu dhajiyo, wuxuu u muuqdaa in aanuu xilka sii heyn karin.
Amina Wehelie
Heybad Media
Birmingham, UK.
About Post Author
Heybad Media-TV/Radio/Web
Comercial, independent, digital media but community purpose based in Birmingham, West Midlands, United Kingdom.