Dibadbaxayaal careysan ayaa gudaha u galay aqalka madaxtooyada ee looga arrimiyo dalkaasi, ee magaalada Kolombo. Dadka careysan ayaa la wareegay dhamaanba xafiisyada maamulka madaxtooyada waxeyna dalbanayaan in uu is casilo madaxweyne Gotabaya Rajapaksa. Qalaalaase siyaasadeed oo dad ku dhintay ayaa bilahaan dambaba Ka taagnaa dalkaasi, waxaana uu dalku galay xaalad […]