WAR-02/06/2022-Turkey- Madaxweynaha Turkiga Erdogan, ayaa amar ku bixiyey in la badalo sida dunidu iminka u qorto magaca wadankiisa, loona qoro sida taariikhiga ah ee dalkaasi magaciisa loo qoro ama loona qori jiray. Arrintaan oo baarlamaanka Turkigu ansixiyey, ayaa hadda wixii ka dambeeya wuxuu noqonayaa qorista magaca wadanku, Turkiya, halkii uu […]
Month: June 2022
Veruska sababa xanuunka dabeysha oo laga dhex helay Biyaha:
WAR 23/06/2022 Khamiis: Verus-ka keena xanuunka dabeysha (Poliomyelitis) ayaa laga dhex helay dhuumaha qaada biyaha ee dalkan UK. Ka dib markii la arkay in ay soo badanayaan, caruurta yar-yar ee xanuunku ku dhacayo, iyadoo horeyna looga cirib-tiray wadanka, ayaa baaritaan la sameeyey lagu ogaaday, in xanuunku uu soo noqonayo. Polio […]
Sicir-kororka UK oo gaaray halkii ugu sareysay ee muddo 40 sanno ah:
WAR-22/06/2022-Arbaco-UK: Waxaa aad u kordhaya sicirka UK oo tagay meel aad u sareysa. 9.1% ayuu kor u kacay sicir-bararku taasoo ka dhigtay nolosha dadka caadiga ah, mid aad i adag. Dowlada ayaa indha oo dhami wada eegayaan, iyaduna waxeey sheegtay in ay adeegsaneyso, wax kasta oo karaan keeda ah, oo […]
Maadada Kimistari ee imtixaanka GCSE ee UK oo Snapchat lagu beeciyey:
WAR-22/06/2022-Arbaco-UK: Iyadoo lagu jiro xilliga Imtixaanaadka ee ardayda dalkaan UK, ayaa waxaa baraha bulshada lagu faafiyey, imtixaanka maadada Kimistariga ee dugsiyada sare ‘GCSE’ oo iib ah. Laba maalmood ka hor uun beey ahayd, markii ay soo baxeen warar sheegaya in imtixaanaadka A-levelka ee laga qaado caruurta collage-ka ka gudbeysa una […]
Somaliya, waxaa ku habsatay abaar aad u daran:
WAR-22/06/2022-Arbaco: Warbixin uu daabacay The Guardian ayaa lagu sheegay in sarkaal u hadlay Qaramada Midoobey uu sheegay, in abaaraha Soomaaliya ka jira wax looga qaban karo, gargaar aad iyo aad u ballaran oo misna aan lala raagin. Wakiilka ayaa intaa ku daray in ay arkayaan caruur u geeriyooneysa dacdarro, gaajo […]