(WAR)-20/03/2022-Axad-UK-Ra’iisulwasaaraha Britian Boris Johnson, ayaa dhaleeceyn badan wajahaya, ka dib markii uu is bar-bar dhigay, dadka reer Ukreyn oo daggalladu ku dul socdaan iyo dadka reer Britian ee u codeeyey in UK ka baxdo Midowga Yurub. Khudbad uu jeediyey ayuu ku sheegay in Biritish-ku yihiin sidii Yukreyniyiinta oo kale, oo […]