Shalayto waxeey ahayd maalintii MALALA, MALALA DAY, Mallaala waa gabar yar oo Pakistaan u dhalatay balse dunida tariikh ku reebeysa ka dib markii ay iskeed u bilowday olole ay ugu doodeyso waxbrashada gabdhaha yar yar ee paksitaan, Talibaan ayaa arintaasi u cuntami weyday weeyna ka xishoon waayeen in eey ilmo […]