NOLOSHII FILIMADA DIIRIYE & DIIDAN: Weey cas tahay weyna ciddiyo dheer tahay, weey caaboon tahay hadana caajis baa meel dhigtay, maalintii ugu yaraan konton teleefoon beey ka jawaabtaa, ganacsade xoolo dhoofiya oo xilligii xajka jooga waa ka mashquul badan tahay, hadana beesateyn kuma soo […]
Year: 2013
SOMALI MEDIA ETHICS BY: AMINA WEHELIE
Amina Mussa Wehelie talks (SOMALI MEDIA ETHICS) at 40th Anniversary of Written Somali Language, at University of DJibouti, December 2012.
MAALINTII MALALA! GABAY Af-soomaali ah oo ka mid noqday buugga Malala ee PEN INTERNATIONAL.
Shalayto waxeey ahayd maalintii MALALA, MALALA DAY, Mallaala waa gabar yar oo Pakistaan u dhalatay balse dunida tariikh ku reebeysa ka dib markii ay iskeed u bilowday olole ay ugu doodeyso waxbrashada gabdhaha yar yar ee paksitaan, Talibaan ayaa arintaasi u cuntami weyday weeyna ka xishoon waayeen in eey ilmo […]
Foreign Secretary of Britian, William Hague, issued the following statement following yesterday’s attack on the UN compound in Mogadishu:
He said; “I deplore this attack against the heart of the UN’s operations in Somalia, in which a number of people have been killed. My thoughts are with the victims and their families, friends and colleagues. As the Prime Minister of Somalia has said, the UN are friends and partners […]
William Hague oo war ka soo saaray weerarkii lagu qaaday xaruunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho
Xooghayaha arrimaha dibadda ee Britian William Hague oo cabaareeyey weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday xaruunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho. https://www.gov.uk/government/news/foreign-secretary-condemns-attack-on-un-compound-in-mogadishu