BANGI HADAAN LAHAAN LAA!!! WAA GEERAAR CUSUB OO LOO HIBEEYEY DADKA DUNIDA KU NOOL EE FUQURADA AH GAAR AHAAN DADKEENA SOOMALIYEED, ISAGOO INGLISH VERSION AH WUXUU KU SOO BAXAYAA DHOWAAN BOGAG CAALAMI AH, KANNA WAA QEYBTII GEERAARKA EE SOOMALI AH, KA BOGASHO WACAN. BY: AMINA MUSSA WEHELIE BANGI HADAAN LAHAAN […]
Year: 2012
HOOYO WAA KARAANTIIL!!!! ( GEERAAR CUSUB) WQ: Amina Mussa Wehelie
HOOYO WAA KARAANTIIL!!! (GEERAAR CUSUB) Ka dib markii wadankeena Soomaliya xor ahaa 52 sano waxaa raggeenii aan aaminay ilaahii ina abuurtayna nooga dhigay WALIGA, ay nagu hogaamiyeen hoggaan dheer oo bahalo galeen ah, waxeey na badeen kuwii masuuliyadeenna eebbe u dhiibay, nalooguna sheegay in aan u hoggaansano , baa’ba iyo […]
MAAN-DAAR (Geeraar cusub)
MAAN-DAAR ( GEERAAR CUSUB) Waxaa qortay: Amina Mussa Wehelie. Mid anoo heli kara, maxaa mid kale ii dhiibay? midnimo anoo heli kara, maxaa muruqa ii laabay? anoo wanaagii muhan kara, maxaa xumaha ii miisay? madmadoow anoo dhaqi kara, maxaa usakaga ii miiray? qalbi waa […]
SANAD-GUURO WANAAGSAN: ( GABAY CUSUB) OO LOO SAMEEYEY CALANKA
WAXAA ALLIFTAY GABAYGAN AMINA MUSSA WEHELIE, MAANTA OO TARIIKHDU TAHAY 26KA JUNE, 2012-KA, AHNA MAANTA XORRIYADDA SOOMALIYA, ISLA MARKAASNA AH SANADGUURADII 52AAD EE KA SOO WAREEGTAY, MARKII UGU HOREYSAY OO CALAN SOOMALIYEED LAGA TAAGO CIID SOOMALIYEED, GABAYGAN WAXAA LOOGU TALAGAY MAALMAHA XORRIYADDA SOOMALIYA. SANAD-GUURO WANAAGSAN: Sarreeyoow calankaygoow, samaantii nafsadeeydoow, […]
DAMIIR MARAN!!! ( GABAY)
Waxaa qortay: Amina Mussa Wehelie. Dad yahoow dabuubgalay, oo fikir la deekeeyey, maskaxdeeyduna dareen beey sidaa, aan la dacaroone, damiirxumada waxa noogu wacan, baan la daamuraye, yaab baan daamankiyo, dacalka heystaaye, Isku duubni baa dunida oo dhan, laga dabqaataaye, daggallada ahliga ah ma jiro, cidaan ku soo daalin, […]
NEW ENGLISH POEM: ( HE SAID! I SAID!), Written by: Amina Mussa Wehelie
By: Amina Mussa Wehelie. A member of Women Writer’s committee of PEN International and Vice-Chair of Somali Speaking PEN. I was crying my head off! My eyes out! My cheeks red! My face swollen! My nose draining! And he came to me, As he want to rescue, Standing […]
Fadhi-ku-dirir:…
Fadhi-ku-dirir: HEES CUSUB Waxaa qortay: Amina Muuse Weheliye Kooris: Dubad Shaaha soo daji, Daangadana inoo keen, Sheekada durdurinee…. 1: Horta waan ku dawaqee, Maxaa leeysu dilayaa? Yaa dulmiga inoo wada? Yaase diinta baylahay? Kumaa daqarka jeexay? Keese wada danteenoo? Aan ku daba dugaalnaa? 2: […]
TOWBO: Geeraar cusub, waxaa qortay: Amina Mussa Wehelie
TALO WAA TII ILAAH, ADDUUNYO WAA TALAN TAALI, NINA TII HELI MAAYEE, MARKEEY TOOSIBA WEEYDO, TALLANBAABWI HALLOWDO, ADIGU TAADA KU TOOS, TOWBEEYSOO KU ARUUR, ILAAHEY TALA SAARO, QALDAADKANA TOOSI, INTII ISHAADU TUSTAANA, TUBTA TOOSAN KU AADDI, HA TAHLUUKIN NAFTAADA, TABANTAABO LA DOON, TUB KASTOO AD MARTAANA, TAXADIRKAAGA LAHOOW, TOWBADA U […]